gardaad
(m.l)Xabad; gaaddo; laa.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gardaad ↴
urun [m.l]
Xarig dhuuban, dun ka samaysan oo wiilasha yaryar dhexda loogu xiro kaddib marka la gardaadiyo.
bayd [m.dh] (-do, m.l)
1. Xarig ama suun xoolaha la rarayo ama heensaynayo gardaadka looga xiro si uu rarka ama koorahu gadaal ugu dhicin. 2. Gardaad.
dadab [m.l] (-byo, m.dh)
1. ld dedeb. Si wax loo dhigo oo in yar ka leexsan jahadiisii hore, gudub. babac. 2. Si goynaysa jahada toosan ee ay wax u yaallaan. 3. D. ah: ilmo aan weli la gardaadin. 4. ld dadbid.
dadabxambaar [m.l]
Si gudub ah oo ilmo aan la gardaadin loo xambaaro. ld dadabhambaar.
dadabxambaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Ilmo aan la gardaadin si gudub ah u xambaarid.
dadabxambaarso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Ilmo aan la gardaadin si gudub ah u xambaarasho. ld dadabxambaaro.
gardaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Si loo xambaaro, ilmo afartan beri jirey lugaha u kala bixin; bannaanbixi.
gardaadin [m.f.dh]
eeg gardaadi. ld gardaadi.
gardaadis [m.l]
ld gardaadi.