gardaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Wax gardarro falay ahaansh.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gardaran ↴
ba'an [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-'naa, -'nayd)
1. Wax aad u dhibaato badan ahaansho (abaar, colaad iwm). 2. Wax gardaran ahaansho. 3. Ku b.: wax, wax aad uga hela ahaansho. Tus. “Warfaa sigaarkuu ku ba'anyahay”. 4. Ku b.: wax, wax aad u yaqaan ahaansho. Tus. “Jaamac xisaabtuu ku ba'anyahay”.
gardarnaan [m.f.dh]
eeg gardaran. ld gardarnaansh.
qarqoosh [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Xaqdarro ah, gardaran. Tus. “Xukun q. ah”.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg