gargoo
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-ooyay, -ooysay)

U g.: laba qof ama ka badan oo wax isku haysta dhexdhexaadi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gargoo

gargeer [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld gargoo.

gargoof [m.l]
ld gargoo.

gargoor [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
Nooc ka mid ah cawska biyaha ka dhex baxa oo dado aqallada; naqdac. ld gargeer, gargoo.

gargoorre [m.l]
1. Nooc kalluunka ka mid ah. 2. Magac meel ku yaal Iskushuban u dho.

gargooyo [m.dh]
Dhexdhexaadinta la dhexdhexaadiyo laba qof oo gar isku hayst.

naqdac [m.l]
Caws guryaha carshaanta ah dusha laga saaro oo lagu dedo oo ka baxa meelaha webiyada agagaarkooda ah; gargoof.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg