gargooyo
(m.dh)Dhexdhexaadinta la dhexdhexaadiyo laba qof oo gar isku hayst.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gargooyo ↴
gargoo [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-ooyay, -ooysay)
U g.: laba qof ama ka badan oo wax isku haysta dhexdhexaadi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg