garoorid
(m.f.dh)eeg garoor.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garoorid ↴
fariiso [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-stay, -satay)
1. (f.g) Salka meel saarid. 2. (f.mg) Dareere garoorid. 3. (f.mg) Ka f.: wax ka joogsasho. ld fadhiiso.
garoor [m.l]
1. Caano lo'aad ama ari fadhi ah oo aan subag laga saarin. 2. Cii.
garoor [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Fadhi aan subag laga saarin noqosho (caano lo'aad ama ari.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg