garow
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

1. Badar aan aad u bislaan. 2. Shaah caddays ku yar yahay. 3. Miro aan aad u bislaa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garow

qaaligarow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Wax qaali ah noqosho.

diyaargarow [m.l]
1. Isdiyaarinta qof isu diyaariyo wax uu rabo inuu qabto ama ku soo fool leh. 2. ld diyaargaroobid.

diyaargarow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
U d.: wax diyaar u ah inuu wax qabto noqosho (qof).

garaabid [m.f.dh]
eeg garow.

garasho [m.f.dh]
eeg garo². ld garad, garowsh.

garowbudaale [m.l]
ld garowbutaal.

garowbutaale [m.l]
Maseggo la kariyey iyadoo goborta laga riday. ld garowbudaal.

garowkari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Hilib, masaggo iwm biyo ku kari.

garowkarin [m.f.dh]
eeg garowkari. ld garowkari.

gar [m.l] (-rar, m.l)
1. Timaha ka baxa dhabannada iyo daamanka ragga. 2. Halka ay isaga yimaadaan labada daan. 3. Garraarka haweenka guntintiisa. 4. Dhan, dhinac. 5. Xarig adag oo awrta lagu raro. 6. Wadnaha intiisa adag oo baruurta yeelata. ld ge.

gar [m.dh]
1. Dood loogu xaqsoorayo laba dhinac oo arrin isku haya. 2. Daw; xa.

gar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Caaradda ama afka astaan ama midab gaar ah uga yeeli.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg