garqaadid
(m.f.dh)

eeg garqaad². ld garqaad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garqaadid

taxow [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xaabay, -xaabtay; xaabi)
1. Fardaha jare ku wadid ama ku garqaadid, iyadoo la soconayo, la lugaynayo. 2. Qof xoog ku wadid.

garqaad [m.l]
ld garqaadi.

garqaad [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-day, -dday)
1. (f.g) Wax hoggaamin. Tus. “Cali baa ragga u garqaaday”. 2. (f.mg) Laba qof ama ka badan oo is haysta u garniqi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg