garraarsad
(m.l)ld garraarsash.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garraarsad ↴
nabas [m.dh]
1. Meesha u dhexeysa jidhka iyo marada dumarku garraarsadaan ee ku abbaaran caloosha. 2. Timaha ka baxa gumaarka dadka; bisqan. ld namas.
garraarsasho [m.f.dh]
eeg garraarso. ld garraarsad, garraars.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg