garraarsi
(m.l)

ld garraarsash.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garraarsi

garraar [m.l]
1. Guntinta isu haysa labada dacal ee sare ee guntiino iwm. 2. Dagta laga xirto guntiino iwm. ld garxi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg