garraarso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Garraar xirash.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garraarso

garraarsasho [m.f.dh]
eeg garraarso. ld garraarsad, garraars.

garraar [m.l]
1. Guntinta isu haysa labada dacal ee sare ee guntiino iwm. 2. Dagta laga xirto guntiino iwm. ld garxi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg