garriin
(m.l)

Raadka ay cabbidda iyo cuntada qaarkeed afka ku reebaan. ld karrii.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garriin

karriin [m.l]
ld garriin.

garri [m.dh]
1. Dhagxan yaryar oo wax lagu dhiso; quruurux; jaay. 2. Turumb.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg