garwaax
(m.l)Jeex harag ah, megdeysan, dacallada farqo ku leh la garwaaxeedsado oo dhallinyaradu ku shirtagaa.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garwaax ↴
garwaaxaysad [m.l]
ld garwaaxeedsash.
garwaaxaysasho [m.dh]
ld garwaaxeedsash.
garwaaxaysi [m.l]
ld garwaaxeedsash.
garwaaxayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
ld garwaaxeeds.
garwaaxeed [m.l]
Qaab maro, harag, iwm oo la dhuubay oo si gudub ah loogu xiro sararta hal gacan iyo degta gacanta kal.
garwaaxeedsad [m.l]
ld garwaaxeedsash.
garwaaxeedsasho [m.f.dh]
eeg garwaaxeedso. ld garwaaxaysad, garwaaxaysasho, garwaaxaysi, garwaax.
garwaaxeedsi [m.l]
ld garwaaxeedsash.
garwaaxeedso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Maro, harag oo la dhuubay si gudub ah sararta hal gacan iyo degta gacanta kale. 2. Qof fadhiya, jilbaha iyo dhabarka maro isagu xirasho. ld garwaaxayso, garwaaxiids.