gas
(Magac Lab/Dheddig Urur | Noun Masculine/Feminine Collective)Timo ama dhogor dheer oo aan la daryeellin. ld gasaa.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gas ↴
ibajitow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday)
Neef geel ah oo ibajito naaska ka gashay noqosho.
faagasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg faago. ld faagad. faagad, faago
baadiqaris [m.dh]
Dad baadida soo gasha haysta oo aan sheegin.
caag [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Ka c.: gasiin iwm dhaqan awgiis uga go'id.
caaggan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax gasiin iwm dhaqan awgiis uga go'ay ahaansho. 2. Ka c.: ka reeban.
eedsheegasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg eedsheego. eedsheego
haarguduud [m.dh]
Meel leh xammuuradda maryaha la gasho.
laakoliit [m.l]
(jool.) Kuus weyn oo dhadhaabo shiileed ah oo ka hooseeya dhulka dushiisa, oo marka qaarkood gaaraysa baaxadda buur; waxaa sababa magmada oo soo dhex gasha qolofta dhulka iyadoon soo gaarin dusha, lakabyada dusha waxaa kor u xooda soo gelitaanka.
maagasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maago.
oodrogasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg oodrogo. ld oodgeddisasho.
g [m.dh]
(ga') Xarafka toddobaad ee xuruufta
afka soomaliga, ahna shibbane.