gashaanti
(m.dh) (-iyo, m.l)Gabar da'ahaan u bisil aqalgal ama aroos. ld gashaan² (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gashaanti ↴
gashaantinnimo [m.dh]
Gashaanti ahaansh.
gashaan [m.l] (-nno, m.dh)
Nin, naag uusan qabin ula dhaqmo sida ooridiisii.
gashaan [m.dh]
1. Naag, nin aan qabin ula dhaqanto sida saygeeda. 2. ld gashaant.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg