gasho
(f.g/lg3) (-shaday, -shatay)1. (f.g) Wax la fasilay xirasho. 2. (f.g) Wax la tolay xirasho (kabo iwm). 3. (f.lg) Wax gudihiisa, wax ku ridasho. Tus. “Jeebka lacagta gasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gasho ↴
faagasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg faago. ld faagad. faagad, faago
eedsheegasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg eedsheego. eedsheego
haarguduud [m.dh]
Meel leh xammuuradda maryaha la gasho.
maagasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maago.
oodrogasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg oodrogo. ld oodgeddisasho.
qaalaamarrogasho [m.dh]
ld qaalmarrogasho.
qaalmarrogasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaalmarrogo. ld qaalaamarrogad, qaalaamarrogasho, qaalmarrogad.
taaloogasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg taaloogo.
xagasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xago.
xagxagasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xagxago.
gas [Magac Lab/Dheddig Urur | Noun Masculine/Feminine Collective]
Timo ama dhogor dheer oo aan la daryeellin. ld gasaa.