gawaan
(m.l)Dhul didib ah oo ada.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gawaan ↴
gawaami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Ku g.: wax dhul ku dhufasho. ld gawaan.
gawaamin [m.f.dh]
eeg gawaami. ld gawaamis, gawaanin, gawaani.
gawaani [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld gawaam.
gawaanin [m.dh]
ld gawaami.
gawaanis [m.l]
ld gawaami.
gawaanraac [m.l]
1. Cararidda xoolo badani cararaan iyaga oo baydadaya. 2. Lumidda xoolo badani lumaan. ld gawaanraaci.
gawaanraac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
1. Xoolo badan didid. 2. Wax dhumi.
gawaanraaci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Xoolo badan didin. 2. Wax dhumi.
gawaanraacid [m.f.dh]
eeg gawaanraac². ld gawaanraac.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg