gawre
(m.l)

Dhaxan badan oo marka dayrtu dhammaato dhacd.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gawre

gaw [m.dh]
1. Isku g.: isku jin ah, isku jaan go'an. 2. (sh.r) ld gawsii. G. ka sii: cod lagu muujiyo wax tumidda. ld go.

gaw [m.l] (-wyo, m.dh)
1. Jar dheer; qar. 2. Weel afkiisa sare. ld go(ø).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg