gawricid
(m.f.dh)eeg gawrac². ld gawrici.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gawricid ↴
daabax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
Neef xoolo ah gawricid. ld dabaax², dabax². dabaax, dabax
digdhaw [m.l]
1. ld dhigdhebid. Gawricidda nafley la gawraco. 2. D. ah: nafley sakaraad ah.
igar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Sac ama hal dhashay si caanihiisa loo wada helo ilmo ka gawricid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg