gayaan
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

G. ah: laba qof oo guurkooda is cuntamo; kuf. ld geyaa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gayaan

lamagayaan [m.l]
Rag iyo dumar inta aan meher isu qaban.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg