gayax
(m.l)1. Nooc kalluunka badda ka mid ah. 2. G. ah (nirig): aan weli ababin oo caana keliya ku noo.
gayax
(m.dh)1. Mullaax mayrax ah oo naasaha geela looga xero si aan qaanku u nuugin. 2. G. ah: hal ilmihii ka dhinteen ama laga qalay oo irmaan oo igarnimo lagu maal.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gayax ↴
xagjir [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate] (-rro, m.dh)
1. Neef irmaan oo aan gayax (sidig) ahayn (geel ama lo'). 2. X. ah: fallaar keligeed la gano oo aan laake ahayn. 3. X. ah: qof aan dhexdhexaad ahayn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg