gayeysiin
(m.dh)

ld geyeysii.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gayeysiin

caaji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof in uu wax ka caago gayeysiin.

eedsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Fal, arrin iwm ah oo cidi samaysay in ay natijijo xun kala kulanto gayeysiin.

ugaaree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -raysay)
Dabjoob in ay ugaar noqoto gayeysiin.

fededi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof in uu cabsi awgeed wax uga cararo gayeysiin.

geygeysiin [m.f.dh]
eeg geyeysii. ld gayeysiin, geyoodsii.

hawohankaaji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof wax uu rajo weyn ka lahaa helitaankooda in uu waayo gayeysiin.

leefsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Cid in ay carrabka wax mariso gayeysiin. ld leefi.

liqsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Cid in ay wax jadiinka mariso gayeysiin. ld laqsii.

marki [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Dhibaato gayeysiin (nafley).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg