gebid
(m.dh)

ld gabi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gebid

gabid [m.f.dh]
eeg gab. ld gabniin, gebid.

gebidhac [m.l]
1. Dalambaabiyidda wax socda sabbaynaya sameeyaan. 2. Wax dhulka hoostiisa u sooda oo hadba gebi ku sii dhac.

gebidhaclayn [m.f.dh]
eeg gabidhaclee. ld gebidhacl.

gebidhaclays [m.l]
Si habjaq ah u socosho. ld gebidhaclay.

gebidhacle [m.l]
Socod dalambaabi ah oo hadba dhan loo dhaco. ld gebidhaclay.

gebidhaclee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
1. Si dalambaabi ah u socosho. 2. Wax hadba dhinac ku dhici.

hawlgebid [m.dh]
Si dhakhdo ah oo kala daadsanaani ku jirto u socosho. ld hawlgabid.

geb [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
ld gab.

geb [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
ld gab.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg