gebidhacle
(m.l)

Socod dalambaabi ah oo hadba dhan loo dhaco. ld gebidhaclay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gebidhacle

gebidhaclee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
1. Si dalambaabi ah u socosho. 2. Wax hadba dhinac ku dhici.

gebidhac [m.l]
1. Dalambaabiyidda wax socda sabbaynaya sameeyaan. 2. Wax dhulka hoostiisa u sooda oo hadba gebi ku sii dhac.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg