gebiib
(m.dh)

ld gabii.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gebiib

gabiib [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
Dhul carro san ah oo aan qaniin lahayn. ld gebiib.

gebi [m.l] (-iyo, m.dh)
1. Qar; jar; daan. 2. Meel qar hoostiis ah oo roobka, qorraxda, dhaxanta iwm laga galo. 3. G. ahaan: giddi; gebigood; giddigoo.

gebi [m.dh]
Fool; mada.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg