gedow
(m.l)ld gado.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gedow ↴
gadow [m.l] (-wyo, m.dh)
Ul ama ka badan oo wareegsan, oo lagu xiro afka sare ee saab, wadaan, iwm. ld gedow.
wagdo [m.l]
Qaabxumo yar oo lugaha gasha oo ay gedow ama labo qaanso oo afafka isku haya oo kale u ekaadaan. ld hogfo, wegdo.
ged [m.dh] (-do, m.l)
1. Dhaqanka iyo baxaalliga qof leeyahay; dabeecad. 2. G.diisa: caadadiis.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg