geed-adayg
(m.l)

1. Geed jirrid adag leh oo ayan birtu sahal u karin; geedlab. 2. G. ah: qof dhibaatada u adkayst.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh geed-adayg

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg