geedaggoo
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-gooyay, -goysay)

1. Wax sixrid. 2. Laamo u jarid, si ay u daaqaan caleenta ku taal (xoolo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh geedaggoo

geedaggoosasho [m.f.dh]
eeg geedaggooso. ld geedaggoos.

geedaggoosi [m.l]
ld geedaggoosash.

geedaggooso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
1. Sixir ama faal wax dheefsi awgeed u samayn. 2. U g.: xoolo, laamo caleen leh u jarash.

geedaggooyn [m.f.dh]
eeg geedaggoyn. ld geedaggoy.

geedaggooyo [m.dh]
Aqoonta loo leeyahay sida geedaha wax loogu sixro ama loogu daweey.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg