geedee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-deeyay, -deysay)

Cunto dhir udgoon ku dari.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh geedee

xulbad [m.dh]
Nagaar caws ah oo mirihiisa la cuno ama sanuunadda iyo wixii la mid ah lagu geedeeyo.

geed [m.l] (-do, m.l)
Nooc dhirta ah oo leh jirrid oo iskeed isu taagi karta iyo laamo leh oo dhulka ka kacsa.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg