geedqaad
(m.l)1. Geeda ka jaridda meel beer ah wax kale laga dhigayo. 2. G. ah: beer hal mar la geedqaaday. 3. ld geedqaadid. ld oodqaad.
geedqaad
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-aaday, -aatay)Geed ka jarid (dhul). ld oodqaad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh geedqaad ↴
oodqaad [m.l]
ld geedqaad¹.
oodqaad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
ld geedqaad².
oodqaadid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
ld geedqaadid.
geedqaadid [m.f.dh]
eeg geedqaad². ld geedqaad¹, oodqaadi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg