geedsaar
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)Dhirta inteeda aan keli u istaagi karin oo geedaha isku marta; saar; saa.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh geedsaar ↴
gaad [m.dh]
1. Geedsaar leh miro macaan oo la
cuno oo goroyaduna aad u jeceshahay, isla
markaasna looga dhigto kabdhoodka (goonnibaarka) ciyaarta shacdurka. 2. Ul gaaban oo xooggan.
qabsato [m.dh] (-ooyin, m.l)
Xubinta geedsaarku leeyihiin oo ay geedaha kale ku qabsadaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg