geeraar
(m.l) (-rro, m.dh)Maansada qayb ka mid ah oo gabayga ka tix gaaban, si gaar ahna loogu luuqeey.
geeraar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Geeraar tiri.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh geeraar ↴
geeraarid [m.f.dh]
eeg geeraar.
geeraarshaa [m.l]
ld geeraarsh.
geeraarshe [m.l]
Nin geeraar tiriya. ld geeraarsha.
masrax [m.l] (-xyo/masrax, m.dh)
1. Gole lagu bandhigo riwaayadaha, filimmada iwm. 2. (riw.) M. geeraar: m. jilayaashiisu ay u hadlayaan qaab maanso.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg