geesasaar
(m.l)1. Xiridda lo'da marka la maalayo geesaha laga xiro. 2. Xarig yar oo marka lo'da la lisaayo geesaha looga xir.
geesasaar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Sac la lisaayo geesaha ka xirid. ld geesasaar.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh geesasaar ↴
geesaari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Hilib si degdeg ah dab ugu dubasho. ld geesasaar.
geesasaarid [m.f.dh]
eeg geesasaar.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg