geesee
(Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2) (-seeyay, -seysay)

1. (f.g) Wax gees u yeelid. 2. (f.mg) U g.: meel, magaalo iwm dhinac uga xigi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh geesee

gees [m.l] (-so, m.l)
1. Cad sida lafta u adag oo ka baxa maxada raafleyda qaarkood (lo'da, ariga, ugaarta iwm), madaxa raafleyda. 2. Dhinac; hareer. 3. Laba saneeg oo ka baxa madaxa cayayaanka qaarkii; geesdaree.

gees [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. Dhan; dhinac; jaho. 2. G.kayga/g.tayda, g.kaaga/g.taada iwm: dhinacayga, dhinacaaga iw.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg