geeti
(m.dh)Qof saarleyda booranaha ugu sareey.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh geeti ↴
gangeeti [m.l]
Nooc jaadka ka mid ah oo tuulada Gangeeti ka bax.
gee [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-eeyay, -eysay)
1. (f.g) Wax meel yiil ama joogay meel kale gaarsiin. 2. (f.mg) Isu g.: laba wax ama ka badan isku dari.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg