gefid
(m.dh)ld gafi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gefid ↴
baadiggefid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
m.f.dh eeg baadiggef². ld baadiggef¹. baadiggef
deelqaafi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iaya, -isay)
Ka d.: maanso qaafiyaddeeda gefid.
gafid [m.f.dh]
eeg gaf². ld gefid.
mushteeg [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
1. Ka m.: illoobid. 2. Ka m.: gefid.
seeg [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Wax gefid.
gef [m.l]
ld gaf.
gef [m.l] (-faf/-fef, m.l)
1. (fiis.) Cabbiraadda ama qiyaasta aan la hubin ee xaddi. Tusaale ahaan, kulbeeg meerkari ah badanaaba waxa suurtaggal ah in heerkulka laga akhriyo darajada ugu dhow.. (xis.) Marka laga hadlayo saafid tireed gefafku waa laba nooc: a) g. duubid: jawab tireed aan sugnayn ee ku soo baxda xisaabinta; b) Gefaf la jare ah: waxa ay la xiriiraan xadad lagama maarmaan ah ee ku jira sugnida see.
gef [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
ld gaf.