gefsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

ld gafsa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gefsan

gafsanaan [m.f.dh]
eeg gafsan. ld gafsanaansho, gefsanaan, gefsanaansho.

gefsanaan [m.dh]
ld gafsanaa.

gefsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld gafsanaa.

qaldan [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
1. Wax, wax kale ku qasan yihiin noqosho. 2. Cid gefsan noqosho.

qaldan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-xay, -xday)
1. Wax si aan sax ahayn loo sameeyay ahaansho. 2. Wax gefsan noqosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg