gelbi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld galb.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gelbi ↴
galbi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Aroos aqalgeyn. 2. Cid meel aadeysa sagootin. ld gelbi.
galbin [m.f.dh]
eeg galbi. ld galbis¹, gelbin, gelbis.
gelbin [m.dh]
ld galbi.
gelbis [m.l]
ld galbi.
guuri [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. (f.g) Aroos gelbin. 2. (f.g) Qoraal meel kala ku naqilid. 3. (f.mg) U g.: wiil ama gabar u aroosin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg