gelgelin
(m.dh) (-lmo, m.l)

Barxad yar oo boor badan oo geela iyo dameeruhu ku galgashaan si ay takarta iwm isaga reebaa.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gelgelin

raquus [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Wax, carro, dhoobo iwm gelgelin. ld ruquus².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg