gembis
(m.l)1. ld gembiyid. 2. G. ah: aqal waxa ku dedani hoos u fooraraan oo biyuhu ka daataan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gembis ↴
aqalsoomaali [m.l]
Aqal gembis ah, rarma, oo ka kooban raro, dhigo udbo, saamo iyo xargo oo miyiga Soomaaliya laga dhisto.
firee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -raysay)
1. Wax firo u yeelid. 2. Waraaq turub oo gembisan dhanka kale u rogid. 3. Kala f.: wax meeshu u jeedey ma ahee meel kale u jeedin.
firow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
1. Wax firo yeelasho. 2. Waraaq turub oo gembisan dhanka kale isu geddiyid.
gambisan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
ld gembisa.
gambise [m.l]
ld gembis.
gambisnaan [m.dh]
ld gembisnaa.
gambisnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld gembisnaa.
gembisan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la gembiyey ahaansh.
gembise [m.l] (-sayaal, m.l/dh)
1. Aqal waxa ku dedani hoos u fooraraan oo biyuhu ka daataan. 2. Saab dharka la uuminayo la dul saaro. 3. Sati aabbur leh o hilibka kumbiska ah lagu keydiyo. ld gambis.