gen
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-nay, -ntay)

ld gan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gen

debingendi [m.l]
Kiish yar oo maro shabaq ah ka samaysan, afka garangar yar ku leh oo gendiga lagu qabto.

ganan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-nnaa, -nnayd)
1. Wax la tuuray ahaansho. 2. Wax fallaari ku dhacday ahaansho. ld gena.

ganasho [m.f.dh]
eeg gano. ld genash.

gandi [m.l]
ld gend.

gannaan [m.f.dh]
eeg ganan. ld gannaansho, gennaan, gennaansh.

gannad [m.l]
1. Cayayaan u eg gendiga oo xoolaha dhiigga ka nuugta ayadoo geela ku reebta cudurka dhukaanka. 2. Caatoobidda xoolaha siiba geela marka dhukaanka ku dhaco ama abaari hesho; jaynaf. 3. ld gannadi.

gano [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-ntay, -natay)
Ugaar fallaar ku dhufsasho. ld gen.

gansasho [m.f.dh]
ld gensash.

ganso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld gens.

gantaal [m.l] (-llo, m.dh)
1. Wax la ganay oo fallaar iwm. 2. Qalab ama hub halis ah oo meel fog wax ka dila. ld gentaal.

g [m.dh]
(ga') Xarafka toddobaad ee xuruufta afka soomaliga, ahna shibbane.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg