gesiir
(m.l) (-rro, m.dh)Xarig dun ah, si gaar ah loo sooho, cabbaadyo ama kuul yaryar midabo kala duwan leh lagu mardimeeyo oo haweenku dhexda ku xirtaan. ld gasii.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gesiir ↴
gesi [m.dh]
ld gis.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg