geyfan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-fnaa, -fnayd)U. g: hawl qabashadeed, wax u diyaar ah ahaansh.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh geyfan ↴
geyfanaan [m.dh]
ld geyfnaa.
geyfanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg geyfnaansho. ld geyfnaa.
geyfanow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Wax hawl qabashadeeda u diyaar ah noqosho. ld geyfno.
geyfnaan [m.f.dh]
eeg geyfan. ld geyfanaan, geyfanaansho, geyfnaansh.
geyfnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg geyfnow. ld geyfanaansh.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg