geylaan
(m.l)Dhicidda wax culusi dhulka xoog ugu dhacaa.
geylaan
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)Timo aad u dheer sida kuwa fardaha guudkooda ka bax.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh geylaan ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg