gibir
(m.l)Cashuur dadka laga qaado sannadkiiba ma.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gibir ↴
waran-cireed [m.dh] (-dyo, m.dh)
(fiis.) Gobol maatar ah oo cirka ka soo dhaca, muuqdana ama la arko marka u soo galo gibirka atmosfeerka ee inoo dhaw. Isliska hawada uu soo dhexmarayo ayaa inoo sahla aragga waran-cireedka.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg