gigtir
(m.l)

ld gigtiri.

gigtir
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Maro iwm si laalaabka loo bi'iyo aad u kala jiidi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gigtir

gigtiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax la gigtiray ahaansh.

gigtirid [m.f.dh]
eeg gigtir². ld gigtir.

gigtirnaan [m.f.dh]
eeg gigtiran. ld gigtirnaansh.

gigtirnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld gigtirnaa.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg