giigsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax aad loo giijiyey ahaansho (xarig, maro, iwm). ld giijisa.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh giigsan ↴
debci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax giigsan sida xarig iwm. giigsanaanta ka bi'in. ld dabci².
debec [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bcay, -becday; -bci)
1. Xarig, guntin iwm wax giigsanaantii ka ba'day noqosho. 2. U d.: wax u dhega nuglaan. ld dabac², debac².
debecsan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Xarig, guntin iwm oo giigsanaan wax debcay noqosho. ld dabacsan¹, debacsan¹.
debecsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Xarig, guntin iwm oo giigsanaa wax debcay ahaansho. ld dabacsan², debacsan².
giigsanaan [m.f.dh]
eeg giigsan. ld giigsanaansho, giijisanaan, giijisanaan- sh.
giigsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld giigsanaa.
giijisanaan [m.dh]
ld giigsanaa.
giijisanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld giigsanaa.
giijisnaan [m.dh]
ld giigsanaa.