giiji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Xarig iwm xoog u togi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh giiji ↴
caymi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax dhibaato ama halis ka nabadgelin. 2. Aawr la rarayo, cayn ku giijin. 3. Hanti caymis ka diiwaangelin.
dhiibso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Maro, harag iwm giijisasho.
fagiiji [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Ku f. indhaha: libiqsi la'aan indhaha wax ku eegid.
fagiijin [m.f.dh]
eeg fagiiji. ld fagiijis.
fagiijis [m.l]
ld fagiijin.
faylduub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Neef si uusan u cararin boqonta xarig kaga giijin.
giigsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax aad loo giijiyey ahaansho (xarig, maro, iwm). ld giijisa.
giigsanaan [m.f.dh]
eeg giigsan. ld giigsanaansho, giijisanaan, giijisanaan- sh.
giijin [m.f.dh]
eeg giiji. ld giiji.