giiran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -rantay)Wax midab giir ah leh ahaansh.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh giiran ↴
ulaysi-dagiiran [m.l]
Waddo halka ay ka billaabanaysa u ballaaran, halka ay ku dhammaanaysana u ciriiryoon oo dagiiranka lagu soo qumiyo si ay ugu ururaan edegga. Mur-dagiiran.
digiiran [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Nooc shimbiraha ka mid ah oo digaagga ka weyn, aan meel fog u duulin, leh midab baraashirix qurxoon, oo hilibkiisa la cuno. ld digirin.
giirgiiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax la giirgiiray ahaansh.
giirnaan [m.f.dh]
eeg giiran. ld giirnaansh.
giir [m.l]
1. Madow iyo caddaan si isle'eg isuga jira; jiir. 2. Dhogor dhaadheer oo orgida, dameeraha, biciidka iwm tunkooda ka baxda. 3. Wejitub; biriir; u furuqdhoo.
giir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Midabbo kala duwan wax u yeelid; giir u yeeli.