giirgiir
(m.l)

Midab ay yeeshaan lo'da iyo riyaha oo baro dambas madow ah oo meelo kala duwan oogada kaga yaa.

giirgiir
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Midabayn aan habaysanayn; giir badan u yeeli.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh giirgiir ↴

giirgiiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax la giirgiiray ahaansh.

giirgiirid [m.f.dh]
eeg giirgiir². ld giirgiiri.

giirgiiris [m.dh]
ld giirgiiri.

giirgiirnaan [m.f.dh]
eeg giirgiiran. ld giirgiirnaansh.

giirgiirnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld giirgiirnaa.

mukulaalsabaad [m.dh]
(mukulaalsabaad, m.l) Mukulaalduureed laf weyn oo giirgiir leh.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg