giirgiiran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Wax la giirgiiray ahaansh.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh giirgiiran ↴
giirgiirnaan [m.f.dh]
eeg giirgiiran. ld giirgiirnaansh.
giirgiir [m.l]
Midab ay yeeshaan lo'da iyo riyaha oo baro dambas madow ah oo meelo kala duwan oogada kaga yaa.
giirgiir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Midabayn aan habaysanayn; giir badan u yeeli.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg